Maamul Gobaleedyada dalka oo dignii culus u duray dowlada dhexe ee dalka

Muqdisho | QOL | 21 October 2017 –– Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ayaa war-murtiyeed wadajir ah oo ay soo saareen ku dhaliilay dowladda dhexe sida ay ugu howllan tahay bur burinta Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Hoos ka aqrsio War-Murtiyeedka

 ggggggggggggggtttttttt

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *