Turkiga Oo Sheegay In Uu Kordhinayo Taageeradda Ay DFS Ka Siinayaan Sugidda Ammaanka

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Hadalkaasi ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, oo lagu cambaaraynayo qarixii shalay ka dhacay ka dhacay Muqdisho ee ay dadka badan ku geeriyoodeen,  kuna dhaawacmeen.

Dowladda Turkiga waxay mar kale ku celinaysaa inay Taageero la garab taagan yihiin Dowladda iyo Dadka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri Qoraalkaasi.

Dhinaca kale, Dowladda Turkiga waxay tacsi u dirtay Qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen qaraxaasi.

 

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *