Sawiro:-R.Wasaare Kheyre Oo Maanta Ka Qabagalay Baniga Dhaqanka Oo Ka Soconayo Muqdisho

Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa galabta ka qeybgalay bandhigga kobcinta horumarinta haweenka gobalka Benaadir ee ka socday xarrunta dowladda hoose ee Xasan.

Ra’iisal wasaare Kheyre oo ay garbihiisa taagan yihiin wasiirka amniga iyo guddoomiyaha gobalka Benenaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa bogaadiyey bandhiggan oo ay soo qaban qaabiyeen gobalka Banaadir.

Ra’iisal wasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ku faannaan dhaqankooda oo ay isticmaalaan waxa dalka uu saaro. Waxa Uu Na Sheegay In Ay Ku Dadaali Doonaan Hormarinta Dhaqanka Iyo Soonoolaytiisa

01 02 03 04 05 06 07 08 33333 99999 66666666 111111111 ggggggggggg iiii kkkkkkk mmmmmm mmn mn

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *