Sweden | October 16, 2015 – Jaaliyadda Karanle ee Sweden oo tacsi u diraayo Dr Cabaas Cabdi Ibraahim oo hooyadiis ku geeriyootey magaalada Muqdisho

Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun

Jaaliyadda Beesha Karanle ee dalka Sweden waxaa ay tacsi u diraayaan Dr Cabaas Cabdi Ibraahim oo hooyadiis ay ku geeriyootay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Jaaliyaddu waxa ay Ilaaha awoodda badan ka baryayaan inuu naxaariistii jano ka waraabiyo Marxuumada isla markaana qoyskeeda iyo eheladeeda gaar ahaan ilmihii ay ka tagtey meel walba oo ay joogaan uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumadda geeyo Janatu Naciim insha Allah.

 

 

.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Jaaliyadda beesha Karanle ee Sweden

___________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *