AKRISO:-Mooshin Laga Keenay Xukuumada Xasan Cali Kheyre

Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Xildhibaanada ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay xilka ka qaadaan Ra’iisul Wasaaraha iyo sidoo kale Golihiisa Wasiiradda.

Mudanaayasha Mooshinka diyaariyay ayaa ka carooday wareejintii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

 

x

2

3

4

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *