Sawirro:-Madax Ka Socota Galmudug Iyo Puntland Oo Gaalkacyo Ku Kulmaya

Kismaayo  | QOL | September  2, 2017 –Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan  xobno ka tirsan Labad gole ee maamulka ayaa Goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Ujeedka Socdaal Madaxweyne ku xineenga Galmudug ayaa lagu sheegay dhameystirka wadahadalo horay u socday ee u dhaxeeyay mamaulada Galmuudg iyo puntland.

Dhigiisa ku xigeenka madaxweynaha maamulka Puntland ayaa isna maanta soo gaaray gaalkacy waxana ay labada dhican ka wada hadli doonaan arimaha colaadaha ka jira qeybo ka mida gobolka kuwaas oo badankood dhaxmara dadka reer guuraaga ah ee ku wada dhaqan gobolka Mudug.

g1 g2 g5

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mudug 

____________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *