Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Marwo Canab Axmed Ciise ayaa ka guddoontay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.

.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
___________________________________________
