DEG-DEG:-Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu dilay Boosaaso

–Muqdisho | QOL |  August 09, 2017 –Taliye Ku xigeenkii saldhiga bartamaha Boossaaso Cabdi Dheere ayaa gor dhawayd dilay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Dabley hubaysan ayaa taliye ku xigeenka Rasaas Huriye Waxaan Lagu Soo waramayaa in taliye Xigeenka Lagu Didalay Bartamaha Magalada Boosaaso  Ilaa Iyo Hada Macada Sabaha Loo Dilay Taliye ku  Xigeenka Saldhiga Bartamaha Boosaaso

Iyadoona Haday ay Gaareen Goobta Uu dilka ka dhacay saraakiisha lamah amaanka ee magalada boosaaso

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *