Sawiro :Gudoomiyeyaashii hore ee degmooyink oo afur u sameeyey Gudoomiyeyaasha Cusub ee Degmooyinka Ee G/Banadir

Muqdisho  | QOL | June  19, 2017—Gudoomiyeyaashii hore ee degmooyinka Gobolka Benaadir oo afur u sameeyey Gudoomiyeyaasha Cusub ee Degmooyinka Gobolka Benaadir taasoo Bog cusub u furaysa sooyaalka siyaasada Soomaaliya.

Iyada oo kulanka ay isku weedarsanayeen

Sidii looguwada qayb qaadan lahaa Hormaraka Iyo Soocelinta Xasilooni Waarta Oo Laga helo Gobalka bandir

Gudoomiyayaashii horre ayaa laga dalbaday in ay la shaqeeyaan gudoomiyaasha cusub

Si amaanka gobalka uu u noqdo Mid La isku Halaynkaro

Kulankan Kii Kahoreeyey ayaa waxaa wada yeeshay gudoomiyayaashii horre ee dagmooyinka gobalka banadir iyo madxweynaha soomaliya

 

 

3 4 5 7 10 11 12 ]8 1 2

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________ 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *