R/wasaarah Oo Ciidamad Xasilinta Kula Afuray Qayba Kamidah Isgoosyada Magalad Muqdisho

Muqdisho  | QOL | June ,11-2017——R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Salaadda Maqrib la Dukaday ciidanka Xasilinta Amniga Caasimadda ka dibna la Afuray si uu ugu dhiiragaliyo Howsha ay u haayaan shacabkooda.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa  ugu baaqay  Ciidamada in ay Shacabka Soomaaliyeed u adeegaan .

Mudane Kheyre ayaa Ciidamada Xasilinta Caasimadda u sheegay in Mas’uuliyiinta dowladda Soomaliya ay la qeybsanayaan Marxalad kaste oo ay ku sugan yihiin

555 666  99999

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI</strong>

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho</strong>

______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *