DAAWO SAWIRADA :- Madxweynah Soomaaliya oo sidiiran loogu soodhaweeyey Kismaayo

 Muqdisho  | QOL | June 06, 2017 — Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta  gaaray Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya,waxana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Amaanka Magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay waxana inta badna xiran Wadooyinka Magaalada Kismaayo iyadoo lagu arkayo Ciidamada kenya iyo kuwa Jubbaland oo amaanka siweyn u adkeynaya.

https://www.youtube.com/watch?v=Vzo6mlApMZ0

Madaxweynaha ayaa inta uu joogo Magaalada Kismaayo waxa uu booqan doonaa Dekadda Magaalada Kismaayo iyo waliba Garoonka Diaayadaha isaga oo sidoo kale kulamo la qaadan doona Madaxda ugu sareysa Maamulka jubbaland.

farmaajo-kismaayo-3 farmaajo-kismaayo-2 farmaajo-kismaayo-1

2

4

farmaajo-kismaayo-9 farmaajo-kismaayo-8 farmaajo-kismaayo-7 farmaajo-kismaayo-6 farmaajo-kismaayo-5 farmaajo-kismaayo-4

3

.

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *