Muqdisho | QOL | June 04, 2017 — Daawo weerarkii Axmed Daaci Hubka looga Qaaday Iyo Cidaacadihii Albaabada loolaabay! Saxaafadda wax badan kama sheegin arrintaas, ila haddana cid ka hadashay ma jirto. Sidi Dowladahii Shuyuuciga, ahaa ayaa Soomaaliya laga maamulaa hal Radio Muqdisho, inta kale weli way dhimanyihiin.
Hoos ka dawo:
https://youtu.be/4T7Yp5Vn1gI
WQ:- Ali Omar Ghedi