DAAWO SAWIRADA:-Banaanx Iminka Kasoconaya Magalada Muqdisho

Muqdisho  | QOL | June 04, 2017 ——Waxaa Hadda Garoonka Banaadir Studium ee Magaalada Muqdisho ka socda Banaanbax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir kaasoo lagu taageeraayo Madaxweynaha Soomaaliya.

Banaanbaxaan ayaa waxaa lagu taageeraya 100-kii maalmood ee ay shaqeynaysay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

Waxaa ka qeyb galaya  Banaabaxa Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir.

 

1

3

4

5

6

7

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *