Wareysi Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye SNTV Toronto

Toronto | QOL | Agoosto 16, 2015 | Xildhibaan Cali-nuur Xuseen Cali (Boodaaye) wareeysi uu siiyay Telefishanka SNTV Toronto, kagana hadlay sida uu u arko mooshinka ka dhanka ah madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka keeneen qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka federalka Soomaaliya…Daawasho wacan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *