War Deg Deg ah qarax goor dhaweyd dhacay

Muqdisho | QOL | May 24, 2017 –  Garax Xoog leh, ayaa Goor dhow ka dhacay Agagaarka Dekeda Muqdisho, lamana oga ilaa hada Qasaaraha uu gaystay, Naf iyo Maal.

waxaa Gurmad xoog leh  ku jira Ciidamada Amaanka iyo Kal kaaliyayasha Caafimaadka.

wixii warar dheeraad ah ee ka soo baxa arintan, dib ayaan ka soo sheego doonaa, Insha’Allah.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *