WAR DEG DEG AH:– Banaanbax Kasoconaya Gobolka SH/Dhexe

Muqdisho | QOL | Abriil 26, 2017 – Wararka ka imanaya gobalka sh/dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas uu ka soconayo banaanabax looga soo horjeedo joojinta qaad ee ay samayeen dawlada fadaraalka

Banaabaxan ayaa waxaa ka qaybgalaya qayba ka mid ah bulshada goblka sh/dhexe iydoona ay qayb  kayihiin mas uuliyiin ka tirsan maamulka hirshabeele

Iyagoon si aadah kaga caraysan dadka banaabaxay iyo maamulka hirshabeele qaadkii maalmidhii ugu danbeeyay ka dagayey goblka sh/dhexe iydoon ay sheegayaan in aan laga wareejin qaadaka

Dhawaan ayeey ahayd markii ay sameeyeen diyaaradaha qaadka ka dajinjiray goaroonka adan cabdule cismaan wareejin dhanka maamulka hirshabeele iyagoo sheegayay in dowlada dhexe ay ku kordhisay lacagaadkii cashuraha

Lasoco waxii kusoo kordhaaa 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *