Wafdi Uu horkacayo Madxweyne Farmaajo Oo Ku wajahan Baydhbo

Muqdisho | Abriil 23, 2017 –Ilo lagu kalsoon yahay ayaa idaacadda Q.O.L u xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu maanta tagaayo Magaalada Baydhabo oo xarun KMG ah u ah maamulka koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay Sababta u taagayo Baydhabo in ay tahay in soo Arko xaaladda Abaareed ee ka jirta Koonfur Galbeed.

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay , waxaana wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada lasoo dhigay qeybaha kala duwan ee Ciidamada

 

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *