Banaabax kadhan ah xarig agaasimah Isbitaalka Intersoso oo kadhacay Magalada Jowhar

Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Dadweyne Caraysan ayaa isku soo baxay Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Jowhar , waxaana ay ku qaylinaayay Erayo looga soo horjeedo maamulka Hirshabeelle.
Qaar ka mid ah dadweynaha ayaa Warbaahinta u sheegay in tahay wax laga naxo mas’uuliyiinta maamulka Hirshabeelle ay dhahaan hala xiro Isbitaalka oo ay jiifaan bukaano badan.

Isbitaalka Magaalada Jowhar ayaa waxaa Al-baabada ulaabay Maamulka Hirshabeelle waxaana ay sidoo kale xabsiga dhigeen Agaasimihii isbitalkaasi.

Ma’uuliyiinta Hirshabeelle ayaa la sheegay in maamulka Isbitaalka ay ku wargeliyeen in ay ka guuraan goobta ay degan yihiin.

01

0

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *