DAAWO SAWIRDA:- Madaafiicdii kusoo dhacday xaafado kamidah magaalada Muqdisho

Muqdisho, Abriil 18, 2017 – Hoobiye ayaa Galabnimadan waxa uu ku soo dhacay Iskuulka Xasan Qariidi oo ku yaalla Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir, sida ay inoo sheegeen dadka Degaanka.

Madfacan oo aan la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa waxa uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Arday halkaasi ku sugneyd.

Inta la xaqiijiyay Gabar yar oo Ardayad ah ayaa ku geeryootay, halka Saddex kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay inoo sheegeen saraakiisha laamaha caafimaadka ee goobta gaaray.

Sawir Qaade NUURA DIIN MAXAMAD AXMAD

2

1 

 4

 5

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *