April 5, 2017

 

WAR DEG DEG AH.

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Degmada Shangaani, agagaarka iskuulka Yusuf Alkowneyn ama Ex wasaaradii  Isboortiga.

Ilaa iyo hada lama oga Qasaaraha uu Geystay Qaraxan Dhimasho iyo Dhaqaale, waxaa gurmad ku jira Ha’adaha Caafimaadka iyo Laamaha Amaanka.

Sida la sheegayo Qaraxan  waxuu ku jiray Gaari la dhigay Maqaayad kutaal goobta uu Qaraxa ka dhacay.

Wixii warar dheeraad ah ee laxiriira Xaqiiqda Qaraxan, dib ayaan ka soo sheegi donaa Insha’allah.

Allow umadaada u maciin, Adaa caadilahoo aysan ku cusleyne.

Qaranimo-online

Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *