Xujeyda oo gudanaysa waajibaadka xajka ee sanadkan

142-620x264

Muqdisho, September 21, 2015— Xujeeyda muslimiinta ah ayaa weli ku gudajira Acmaasha Xajka, kuwaasoo ay qeyb ka yihiin xujey Soomaaliyeed.

Sanadkan ayaa gudashada waajibaadka Xajka waxaa ka qeyb galaya Kumanaan xujeey Soomaali ah, kuwaasoo intooda badan ka baxay dalka,  halka qeyb kalana ay ka soo xajiyeen waddamo kale oo caalamka ah.

 

211

46

76

96

151

312

________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *