Abaaraha Soomaaliya oo sii baahaya

Muqdisho | February 1, 2017 – Waxaa ku sii baahaya gobollo badan oo ka mid dalka Soomaaliya abaaro dad iyo duunyo intuba uu aad u saameeyay.

Mas’uuliyiinta gobollada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi Beri ee Soomaaliya, ayaa waxay ka digayaan in tirada xoolaha le’anaya ay aad u sii kordheyso, waxayna sheegeen in ay ka cabsi qabaan in geeridu taabato Aadanaha.

Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa warbixin dheer ka diyaarisay abaaraha xooggan ee ku dhuftay qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.

 

 

.

Xafiiska Qaranimo Online ee Muqdisho

____________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *