Warsaxaafadeed: Guddiga doorashoonyinka dadban oo shaaciyay in dib loo dhigay doorashadii xubnaha Soomaaliland

Muqdisho | December 18, 2016 – Warsaxaafadeed uu goordhow ay soo saareen gudiga doorashooyinka dadban ee heer fadaraalka ee lagu waday in ay Muqdisho ka dhacdo

Gudiga ayaa warsaxaafadeedkooda ku shaaciyey in hakad mar kale la galiyey doorashadii xubnaha labada aqal ee xildhibaanada matalaya Somaliland.

 

 

.

____________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *