Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka tanaasulay musharaxnimadiisa

Muqdisho | December 14, 2016 – Mid ka mida musharixiinta Xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku hanjabay inuu ka fiirsanayo ka qeybgalka tartanka Doorashada.

Qoraal uu soo saaray musharax Cabdiraxmaan Cabdikashuur Warsame ayuu ku sheegay faragelin uu Xasan Sheekh ku hayo Doorashada, wuxuuna guddiga Doorashada ku sheegay inay ka mid noqdeen kooxda ololaha doorashada ee Xasan Sheekh.

Wuxuu cambaareeyay in Guddiga xalinta khilaafaadka ay asixiyeen xildhibaano ku soo baxay awood iyo laaluush, wuxuuna sheegay in haddii ay arrimaha sidan ku sii socdaan uu isaga hari dooni tartanka Doorashada madaxtinimada dalka.

war-saxaafadeed-musharax-cabdiraxmaan-cabdishakuur

.
Xigasho: Horumar Online

_____________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *