Toronto | QOL | 21 October 2016 | Waxyaabaha lagu xusuusto xukuumadii Kacaanka oo ku aadan maanta waxaa ugu mudan in la xuso Ololihii Horumarinta reer miyiga(OHRM) 1974 ee farta Soomaaliga, halkaan waa fagaaraha tiribuunka oo ay ka baxayaan ardaydii dugsiyada dhigan jirtay….
DHAGAYSI WACAN QAAR KA MID AH SUUGAANTII XILLIGAAS
https://youtu.be/oYKin5eC2TY
Mustafa Salad Awale | Qaranimo Online | Toronto
