XUSUUS: Kacaankii 21-ka Oktoobar 1969

Toronto | QOL | 21 October  2016 |  47 Sanno ka hor caawa oo kale 21 Oktober 1969 waxaa Soomaaliya inqilaab ku qabsaday ciidamo uu hogaaminaayay Madaxwaynihii hore (AUN) Sareeye Gaas Maxamed Siyaad Barre kuwaaso xukunka kala wareegay qolo fara ku tiris ah dabadhilifna u ahayd gumaytihii tababartay aadna u aqoon gaabnayd isticmaarkuna ku wareejiyay talada dalka.

Ciidamadan oo wadanka awood Military ku hogaaminayay 21 sanno, xumaan iyo samaan wuxuu lahaa maamulkaasiba waxa uu sababay gabagabadii inuu wadanku burburo kedib markii xoog aan laga fiirsan looga tuuray xukunka, 26 Sanno kedib ridistii xukunkii Kacaanka Soomaaliya waxay ka kabsan la’dahay dhibkii ka gaaray burburintii xukunkii keligii taliska ahaa….

DAAWASHO WACAN

https://youtu.be/mTNv0Syjn90

Mustafa Awale | Qaranimo Online | Toronto |

____________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *