Dooddii Hindise sharciyeedka dhalashada ee Jaaliyadda Toronto

Toronto | QOL | September 14, 2015 – Wafdi ka socday dawladda Soomaaliya oo u yimid la tashi ku saabsan hindise sharciyeedka dhalashada ayaa soo booqday jaaliyadda Soomaaliyeed ee Toronto, Canada. Wafdigan wuxuu la tashi la soo sameeyey, Toronto ka hor, jaaliyadaha ku kala nool magaalooyinka Malmo, Sweden, London, UK iyo Minneapolis, USA. Muqaalkan waa muuqaal soo koobaya sidii uu u dhacay wadatashigaa iyo go’aankii jaaliyadda.

.

.

________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *