Muqdisho, August 11, 2016: Waxan maqli-jray in Qurba joogta soomaalida qaarkood ay ku qaan-gaaraan 45 sano. Ma sababta lo cuskaday hadalkaas, balse, waxan malaynayaa in arrintaas ay wax ka jiraan.
Akhyaarta ku tixan Website-kaan, waxan ka codsanayaa in ay ila daawadaan Video-gaan oo la isku haysto arriman ku sabsan Diinta Islaamka.
Dhegaysta waxa uu ka qabo Shekh Umal.
https://youtu.be/rJ9L_Vm9_q0
———————————
Qaranimo Online | Muqdisho
