Faaqidaadda: Hubkii lagu boobay Caabudwaaq

CAABUDWAAQ — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan xaaladaha ku xeeran hub sharci darro ah oo dhowaan lagu boobey degmada Caabudwaaq ee Galmudug. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Xasan Dhaqane.

___________________________________________________________________________

Xigasho: VOA