Dekadda Baraawe oo ay doon ganacsi kusoo xiratay sanado badan kadib

BARAAWE — Doon wadda shixnad ganacsi ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed.

Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Xigasho: VOA