Shir ku saabsan dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO — Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay shir looga hadlayay arrimaha la xiriira dib u eegsta dastuurka dalka, kaas oo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya.

Shirka ayaa waxa uu gaar u ahaa culimada Soomaaliyeed, si loo helo aragtidooda ku aaddan dib u eegista dastuurka muddada dheer qaatay ee Soomaaliya.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaas ku saabsan kasoo diray Muqdisho.

.

.