Mashaariic uu maal-gelinayo Sacuudiga oo laga daah-furay Muqdisho

MUQDISHO โ€”ย Mashaariic dhanka horumarinta ah oo ay maalgalineyso dowladda boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shalay lagu daah-furay magaalada Muqdisho.

Mashaariicda oo ay ku bixi doonto lacag badan ayaa waxaa si gaar ah loogu horumarin doonaa dhinaca waxbarashada, biyaha iyo caafimaadka Soomaaliya, sida ay sheegeen masโ€™uuliyiinta.

Weriyaha VOA-da Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ka soo diray Muqdisho.