Canada oo yareyneysa ardayda ajnabiga ah ee yimaada dalka

OTTAWA — Dowladda Canada ayaa wadda qorshe ay ku xakameyneyso ardayda waxbarashada u doonta dalkeeda.

Ku dhawaad hal milyan oo arday ayaa lagu soo warramayaa inay sanad walba dalkaas ku tagaan qaab waxbarasho, taasi oo dadka qaar ay u arkaan inay qeyb ka noqdeen dhibaatooyin ay kamid yihiin guryaha sii qaaliyoobaya.

Wariyaheena Xuseen Nuur Xaaj ayaa warbixintan Canada ka soo diray.

.

.