Muxuu safarka madaxweynaha ee Dhuusomareeb ka bedeli karaa dagaalka Al-Shabaab

DHUUSOMAREEB — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, si uu u dardar geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Haddaba fallanqayn ku saabsan tegitaanka madaxweynaha Soomaaliya ee Galmudug waxaa warbixintan kasoo diray weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste.

.

Xigasho: VOA

.