Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha ku hareereysan doorashada Puntland, oo weli muran uu ka taagan yahay.
Nuux Muuse Birjeeb ayaa Garoowe kasoo diray.
Xigasho: VOA