Booliiska oo ka dalbaday dhallinyarada Muqdisho, in ay la shaqeeyaan

Muqdisho, July 9, 2016: General  Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo ah,Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir ugu baaqay iney ka shaqeeyaan suggida amniga.

Taliye Xaamud ayaa sidoo kale sheegay in dhalinyarada loogu baahan yahay in ay la shaqeeyaan Hay’adaha amniga ee kala duwan.

General  Maxamed sheikh Xasan Xaamud ayaa hadalkaani ka sheegay ka dib markii uu magaalada Muqdisho ugu qeyb galay kulan loogu hadlaayay isdhax galka bulshada iyo sida ay u wada shaqeyn karaan Shacabka iyo Hay’adaha ammaanka ee DFS

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *