Yasir Ali “R9 Ronaldo” – ciyaaryahan soo jiitay indhaha kooxo ka dhisan horyaalka Ingiriiska

Muqdisho | QOL | June 28, 2016 – Weeraryahanka Somaliyed ee Yasir Ali oo Lo yaqaano R9 Ronaldo Yasir Ali oo ah ciyaaryahan Somaliyed kana tirsan kooxda heerka labaad horyaalka Sweden ee Hjulsbro ayaa durba soo jiitay indhaha kooxo ka dhisan horyaalka Ingiriiska.

Laacibkaan 17 sanno jirka ah ayaa kooxaha indhaha ku haya waxa ka mid ah Man City iyo Leicester City kuwaasi oo wada xaajood kula jira wakiilka laacibka oo London ku nool .

yasri-cali-1yasri-cali-2 yasri-cali-3 yasri-cali-5 yasri-cali-4

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *