War deg deg ah: Ciidanka Amaanka Degmada Hobyo oo gacanta ku dhigay 20 tuux oo Ajanbi ah ka tirsana Khawaarijta Al Shabaab

Axad: NOVEMBER 27, 2022

Ciidanka Amaanka Degmada xabeedka Hobyo ayaa gacanta ku dhigay 20 tuux oo Ajanbi ah kuwaas oo lagu tuhmaayo inay ka tirsan yihiin Khawaarijta Al Shabaab

Taliyaha Saldhiga Booliska Hobyo shiikh salaad ayaa warbaahinta Qaranka soomaliyeed u xaqiijiyay inay xalay goor dambe gacanta ku dhigeen 20 ruux oo Cadaana kama imaaday dhaqanka Degmada Xarardheere kuna socdaalayay gawaari raaxo.

Waa Markii ugu Horaysay oo Gacanta lagu Dhigay ajaanib alshabaab ah Tan markii uu bilowday  iDagaalkii Cuslaa ee  lagu Qaaday Alshaab

Office Nairobi Kenya