Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka oo Jeneraal Caanood u magacaabay Afhayeenka wasaaradda Difaaca


Sabti: OCTOBER 15, 2022

Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa soo noqday Abaanduulaha ciidanka milateriga ee Soomaaliya, isagoo dowr muhiim ah ka qaatay la dagaalanka argagixisada Al-shabaab.

Office Nairobi Kenya