Hindiya iyo Shiinaha oo  mar kale isku qabtay Qaramada Midoobay iyagoo isku khilaafsan dadaallo liiska argagixisada loogu darayo Sajid

Talaado: SEPTEMBER 20, 2022

Hindiya iyo Shiinaha ayaa mar kale isku qabtay Qaramada Midoobay iyagoo isku khilaafsan dadaallo liiska argagixisada loogu darayo Sajid Mir oo ka tirsan kooxda Lashkar-e-Taiba.

Sajid Mir waxa uu ka mid yahay eedeysaneyaasha ugu waaweyn ee lagu tuhunsan yahay weerarradii Mumbai ka dhacay sanadkii 2008.

Mareykanka ayaa Qaramada Midoobay horgeeyay codsi ku aaddan in liiska argagixisada caalamiga ah lagu daro Sajid Mir, Hindiya ayaana taageertay tallaabadaas.

Balse Shiinaha ayaa codsiga ku gacan seyray, waxa uuna u adeegsaday codka diidmada qayaxan ee “veto

Office Nairobi Kenya