Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaadka Macawiisleyda iyo kooxda Al-Shabaab oo ka socda gabeedka magaalada Beledweyne

Arbaco: AUGUST 31, 2022

 Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan dagaal u dhexeeyo maleeshiyaadka Macawiisleyda iyo kooxda Al-Shabaab uu ka socdo gabeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaas oo dhaca bartamaha dalka.

Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa dib uga qarxay deegaanka Ceelcadde oo hoos yimada degmada Beledweyne, waxaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub culus.

Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa dib uga qarxay deegaanka Ceelcadde oo hoos yimada degmada Beledweyne, waxaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub culus.

Office Nairobi Kenya