WAR DEG DEG AH, WAR DEG DGE AH.

QARAX XOOGAN OO KA DHACAY AGAGAARKA TAREE BIYANNA EE WADADA MAKA ALMUKARAMA.

Muqdisho | QOL | June 1, 2016 – Qarax aad u xoogan ayaa ka dhacay wadada Maka Almukarama, gaar ahaan agagaarka Taree biyana, ilaa iyo hada lama oga Qasaaraha uu gaystay Qaraxan.

Waxaa Gurmad Xoogle ku jira Ciidamada Amaanka iyo Hay’adaha fida Gargaarka deg dega ah, waxaana la xiray dhamaan agagaarka goobta uu ka dhacay Qaraxa.

Wixii fahfaahin ah ee la xiriira Arintan dim ayaan ka soo sheegi doonaa, Insha’allah.

.pic+somali-2 pic+somali-3 pic+somali-4 pic+somali-5

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *