Taliyaha ciidamada asluubta janaraal Mahad oo loo doortay xildhibaan

Talaado: March 15, 2022

Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Waxaa kursigan sanadihii lasoo dhaafey ku fadhiyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen.

Sidoo kale ninkan ayaa ah Sodoga Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay u dhaxdo gabar uu dhalay, taas oo sii xoojisay guushiisa doorashada.

Office Nairobi Kenya