Ruushka oo afduubtay duqii magaalada koonfurta ku taalla ee Dniprorudne Ukraine afduubay


Axad: March 13, 2022

 

Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba,Ciidamada Ruushka ayaa afduubtay duqii magaalada koonfurta ku taalla ee Dniprorudne.

Yevhen Matveyev ayaa noqonaya duqii labaad ee magaalo kutaala Ukraine ah oo ay afduubaan ciidamada Ruushka saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, ka dib markii duqa magaalada Melitopol ee u dhow la sheegay in Jimcihii la xiray.

Office Nairobi Kenya