Diyaarada sido Hub iyo qalab oo ka soo ambabaxday Faransiiska waxayna ku sii jeeda Ukraine

 


Sabti:February 26, 2022

Diyaarada sido Hub iyo qalab ayaa ka soo ambabaxday Faransiiska waxayna ku sii jeeda Ukraine, iyadoo reer galbeedku ay gargaar siinayaan Ukraine.

Madaxweyne Zelensky ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray in uu la hadlay madaxweynaha Faransiiska Macron subaxnimadii Sabtida iyadoo ay “maalin cusub bilaabantay”.

Mr Zelensky ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay.”Isbahaysiga dagaalka ka dhanka ah ayaa shaqaynaya!”

Office Nairobi kenya