Mid kamid ah Golaha Wasiirada Galmudug oo is casilay

Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha ee dowlad Goboleedkw Galmudug

CAbdinasir Geelle Cilmi ayaa is ka casilay xilkii Wasiirka Qorshaynta.

Qoraal uu goordhow ku baahiyey Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in warqadda is casilaada uu u gudbiyay Madaxweynaha Galmudug, isla markaana uu faah faahin doono sababta is casilaada.