. Isniin: January 17, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay qarax argagixisadu la beegsadeen. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la sheekeystay Macallimuu oo xaaladdiisu soo hagaageyso, waxa uuna Eebbe uga baryay caafimaad deg deg ah. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta daweyneysa afhayeenka Xukuumadda. Office Nairobi Kenya
Daah-furka Mashruuca Dib-u-furista 52 Waddo oo Muhiim ah oo Muqdisho ku yaalla Muqdisho, Oktoobar 4, 2025: Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane... QOL EditorOct 6, 2025Oct 6, 2025 Global protests erupt over Israeli interception of Gaza aid flotilla Crowds in Europe, South America and beyond rally to support... QOL EditorOct 4, 2025Oct 4, 2025 Cadaadis ayaa kusii kordhaya xukuumadda Meloni iyadoo mudaharaadyada Gaza ay curyaamiyeen dalka Talyaaniga Ururku wuxuu sheegay in in ka badan laba milyan ay... QOL EditorOct 4, 2025Oct 4, 2025
Global protests erupt over Israeli interception of Gaza aid flotilla Crowds in Europe, South America and beyond rally to support... QOL EditorOct 4, 2025Oct 4, 2025 Cadaadis ayaa kusii kordhaya xukuumadda Meloni iyadoo mudaharaadyada Gaza ay curyaamiyeen dalka Talyaaniga Ururku wuxuu sheegay in in ka badan laba milyan ay... QOL EditorOct 4, 2025Oct 4, 2025
Cadaadis ayaa kusii kordhaya xukuumadda Meloni iyadoo mudaharaadyada Gaza ay curyaamiyeen dalka Talyaaniga Ururku wuxuu sheegay in in ka badan laba milyan ay... QOL EditorOct 4, 2025Oct 4, 2025