Wasiirka Amniga jubbaland oo magacaabis sameeyey.

isniin: August 9, 2021

 

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magcaabay Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha ee Jubbaland.

Wasiirka wasaarada Amniga dowlad goboledka jubbaland Mudane S\Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Ayaa Wareegatada soo saarey .

.

Office  Nairobi Kenya