Shirka horumarinta kalluumeysiga oo ka furmay Kismaayo

KISMAAYO — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Kismaayo ka daahfuray shirka 2-aad ee Golaha Maamulka iyo Hormarinta Kallumeeysiga Soomaaliya.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiirada Dowlad Goboleedyada ee kalluumeysiga iyo wasiirka Kalluumeysiga federaalka Soomaaliya.
Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan soo diray.

.