Baarlamanka Soomaaliya oo billaabay doodda wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO —  Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka dalka.

Qodobada ugu horreeya ee laga doodayo ayaa kala ah; cutubyada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4aad, waxaana qodobada isbeddelka lagu samaynayo soo diyaariyey guddiga madaxa-bannaan ee dastuurka, waxaana ansixiyey guddiga dib u eegista iyo la socodka dastuurka ee baarlamaanka.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

.

.

Xigasho: VOA